Silic iyo rafaad ba’an oo ka taagan goobaha buufinta Mooto Bajaajka ee Muqdisho

Saacaddu waa 10:00pm. Goobtu waa Waaxda Dhulbixinta degmada Wardhiigley, oo ka mid ah goobaha ay ka socoto midabeynta bajaajyada. Kumanaan bajaajlayaal ah ayaa halkan saf dheer ugu jiro mootooyinkooda loo midabbeeyo. Safku waa dheer yahay oo waxay tixan yihiin ilaa Warshadda Biyaha Caafi. Dhalinyaradaaan maanta ma shaqeysan oo ilaa xalay ayay safkaan ugu jiraan in … Continue reading Silic iyo rafaad ba’an oo ka taagan goobaha buufinta Mooto Bajaajka ee Muqdisho